Xafiiska Ameerikaanka Cusub ee Maine
Xafiiska Ameerikaanka Cusub ee Maine (ONA) ayaa masuul ka ah ka dhigista Maine hooyga fursadaha dhammaan dadka, asagoo xoojinaaya shaqaalaha Maine, kor u qaadaaya hormark bulshada Maine, dhisaayana dhaqaale awood badan.
Gobalka Maine wuxuu waajahayaa shaqaale yari dhammaan deegaannada, xirfadaha, iyo heerarka xirfadaha, gaar ahaana waaxaha aasaasiga ah sida daryeelka caafimaadka, waxbarashada, iyo dhismaha. Kor u qaadista sida gobalka Maine uu ugu xiraayo Ameerikaanka Cusub shirkadaha shaqada ayadoo la adeegsanaayo xafiiska ONA ayaa ah mid kamid ah xeeladaha badan ee lagu xalinaayo baahiyaha shaqaalaha ee gobalka, kuwaasoo waafaqsan Qorshaha Istaraatiijiyada 10-ka sano ah ee Maine.
Xafiiska Gudoomiyaha Gobalka ee Hal Abuurka Xeerka iyo Mustaqbalka (GOPIF) ayaa bilaabay xafiiska ONA bisha Janaayo 2025. Maine wuxuu qayb ka yahay Shabakada Gobalka ee Xafiiska Ameerikaanka Cusub– oo ah urur ay ku midaysan yihiin in ka badan dhawr iyo labaatan goballada Mareykanka kamid ah kuwaasoo leh xafiisyo ama shaqaale gaar u ah isku dubaridka ka qaybgelinta bulshada dadka soo galootiga ah. Shabakada, oo ay kamid yihiin 22 gobal, ayaa bixisa helitaanka khibrada, aqoonta, iyo farsamooyinka ugu wanaagsan ee ay bixiyaan goballada dhammaan wadanka ee ku aadan abuurista hanaannada sharciga si loo taageero isdhexgalka dhaqaalaha, bulshada, iyo shacabka ee guuleysta ee dadka soo galootiga ah.
Xafiiska ONA ee Maine ayaa door ka qaadan doona wada shaqeyn lala sameeyo soo galootiga, shirkadaha shaqada, bulshooyinka, kaabeyaasha shaqaalaha, iyo wakaaladaha gobalka. Muhiimadihiisa koobaad waxaa kamid ah:
- Dhisida tubaha shaqaalaha iyo taageerada shaqo abuurka ee dadka soo galootiga ah
- Kor u qaadista wada shaqeynta ururada taageeraaya dadka soo galootiga ah
- Balaarinta iyo adkaynta fursadaha barashada luuqada Ingiriiska
Ameerikaanka Cusub waa dadka dagan Maine oo ku dhashay banaanka Mareykanka ayaga iyo carruurtooduba. Waxaa kamid ah in ka badan 56,000 oo dadka gobalka dagan ee ku dhashay wadamada shisheeye—ku dhawaad 1 kamid ah 25 dadka reer Maine ah—iyo ku dhawaad 14,000 oo ah carruurta wadanka ku dhashay oo ugu yaraan midkood labada waalid uu ku dhashay wadan ka baxsan Mareykanka (Isha xogta: Migration Policy Institute).
Ogoow xog badan oo nagu saabsan
Qaybo ka mid ah websaydhkan waxaa lagu turjumay afaf aan Ingiriis ahayn si ay u caawiyaan dadweynaha aan ingiriiska akhrin karin. Xohaga la turjumay ayaa la bixiyaa oo la cusbooneysiiyaa marka ay suurtagal tahay.
Khayraadka loogu talo galay Ameerikaanka Cusub ee ku Dhaqan Maine
Ururada Taageeraaya Ameerikaanka Cusub ee Maine
Liiskaan waxaa ku jira ururada dhammaan Maine ka shaqeeya ee taageera soo galootiga iyo bulshooyinka doonaaya inay soo dhaweeyaan. Waxaa ku jira:
- Ururada sida gaarka ah uga shaqeeya hormarinta wada jirka iyo ku milanka bulshada ee dadka soo galootiga ah.
- Ururada leh shaqada balaaran ee bixiya barnaamijyada gaarka ah ee soo galootiga.
- Ururada taageera dadka reer Maine, ayna ku jiraan soo galootiga, si ay u helaan fursado ay uga qaybgalayaan shaqaalaha.
Fadlan Ogoow: Xogta la baxshay waxaa lagu saleeyay webseedyada ururka si madax banaanna looguna tafatirin saxnaanteeda. Ururada aan lahayn webseedyada ama webseedyadoodu ay dhaceen ayaan lagu darin liiska.
Haddii aad dooneyso inaad ku darto ama badesho xogta ururkaaga, fadlan nala soo xiriir.
Name | Relevant focus area | County/Counties Served |
---|---|---|
Afghans Maine Community | Afghan community inclusion and integration | Cumberland |
Azerbaijan Society of Maine | Azerbaijani community inclusion and integration | Cumberland, Androscoggin, York |
Capital Area New Mainers Project (CANMP) | Immigrant inclusion and integration | Kennebec |
Central Western Maine Workforce Development Board (CWMWDB) | Job training and career support | Androscoggin, Franklin, Kennebec, Oxford, Somerset |
Chinese & American Friendship Association of Maine (CAFAM) | Chinese community inclusion and integration | Cumberland |
Coastal Counties Workforce, Inc. | Job training and career support | York, Cumberland, Sagadahoc, Lincoln, Waldo, Knox |
Coastal Enterprises, Inc. (CEI) | Business advising and financing | All |
Congolese Community of Maine | Congolese community inclusion and integration | Cumberland |
Cross Cultural Community Services | Immigrant inclusion and integration | Cumberland |
Fedcap | Job training and career support for TANF recipients | All |
Gateway Community Services Maine (GCSM) | Immigrant inclusion and integration | Cumberland, Androscoggin |
Generational Noor | Mental health and substance use | Androscoggin |
Greater Portland Immigrant Welcome Center | Immigrant inclusion and integration | Cumberland |
Hope Acts | Housing and English language learning | Cumberland |
House of Languages | Language interpretation and translation | All |
I'm Your Neighbor Books | Children's literature | Cumberland, Androscoggin |
Immigrant Legal Advocacy Project (ILAP) | Immigration legal assistance | All |
Immigrant Resource Center of Maine (IRCM) | Immigrant inclusion and integration | Cumberland, Androscoggin |
In Her Presence | Support for immigrant women and families | Cumberland |
Intercultural Community Center (ICC) | Immigrant inclusion and integration | Cumberland |
Iraqi Community Center in Maine | Iraqi community inclusion and integration | Cumberland |
Jewish Community Alliance of Southern Maine | Refugee resettlement | |
Khmer Maine | Cambodian community inclusion and integration | Cumberland, York, Androscoggin |
Ladder to the Moon Network | Public information and outreach | All |
Maine Access Immigrant Network (MAIN) | Immigrant and refugee health | Cumberland |
Maine Association for New Americans (MANA) | Immigrant mental health | Cumberland |
Maine CareerCenters | Job training and career support | All |
Maine Community Integration | Immigrant inclusion and integration | Androscoggin |
Maine Equal Justice (MEJ) | Economic justice and legal assistance | All |
Maine Immigrant and Refugee Services (MEIRS) | Refugee resettlement and immigrant integration | Androscoggin |
Maine Immigrants' Rights Coalition (MIRC) | Immigrant inclusion and integration | All |
Maine Initiatives | Philanthropy and grantmaking | All |
Maine Language Connect | Language interpretation and translation | All |
Maine Mobile Health Program (MMHP) | Farmworker health | Hancock, Washington |
Maine MultiCultural Center (MMCC) | Immigrant inclusion and integration | Penobscot |
Mano en Mano | Support for farmworkers and immigrants | Washington, Hancock, Cumberland |
Midcoast New Mainers Group (MCNMG) | Immigrant inclusion and integration | Cumberland, Sagadahoc |
New England Arab American Organization (NEAAO) | Arab community inclusion and integration | Cumberland |
New Mainers Public Health Initiative (NMPHI) | Immigrant and refugee health | Androscoggin, Cumberland, York, Kennebec |
New Mainers Resource Center (NMRC) | Job training and career support | All |
New Roots Cooperative Farm | Food and economic security | Androscoggin |
Northeastern Workforce Development Board (NWDB) | Job training and career support | Aroostook, Penobscot, Hancock, Washington, Piscataquis |
Office of Maine Refugee Services | Refugee resettlement coordination | Cumberland, Androscoggin, Penobscot |
Catholic Charities Maine | Refugee resettlement and immigrant integration | Cumberland, Androscoggin, Penobscot, Kennebec |
Portland Empowered | Education access and empowerment | Cumberland |
Portland Public Schools Multilingual Multicultural Center | Multilingual student education | Cumberland |
Presente! Maine | Afro/Indigenous-Latine community inclusion and integration | Cumberland |
Prosperity Maine | Financial literacy for immigrants | Cumberland |
Somali Bantu Community Association | Somali Bantu community inclusion and integration | Androscoggin |
Sunrise County Economic Council | Job training and career support | Washington |
The Telling Room | Education and youth empowerment | Cumberland |
The Root Cellar | Immigrant inclusion and integration | Cumberland, Androscoggin |
Tree Street Youth | Youth education and empowerment | Androscoggin |
Unified Asian Communities | Asian community inclusion and integration | Cumberland |
York County Community Action Corporation | Community support services | York |
Quality Housing Coalition | Housing and stabilization services | York, Cumberland |
Commonspace | Housing and recovery supports | Cumberland |
Eastern Maine Development Corporation | Job training and career support | Penobscot |
Bixiyaasha Waxbarashada Luuqada Ingiriiska ee Maine
Liiskaan waxaa ku jira adeeg bixiyaasha bixiya fursadaha barashada luuqada ee Barteyaasha Luuqada Ingiriiska ee (ELLs) ee dadka waawayn ee ku dhaqan Maine.
Khayraadka heer Gobal iyo Heer Federaal
- Khayraadka Shaqaalaha ee Loogu Talagalay Dadka ku Cusub Maine (Waaxda Shaqada ee Maine)
Xog loogu talagalay Ameerikaanka Cusub ee doonaya inay helaan xirfado tayo leh gudaha Maine. - Xarunta Khayraadka Dadka Ku Cusub Maine
Barnaamijka gobalka oo dhan oo siinaaya adeegyada bilaashka ah soo galootiga xirfada leh, qaxootiyaasha, magangalyo doonka, iyo shirkadaha loo shaqeeyo, oo xafiisyo ku leh Portland, Lewiston, iyo Bangor. - Ku Soo Dhawoow Mareykanka: Tusmo loo Sameeyay Soo Galootiga Cusub (Adeegyada Muwaadinimada iyo Socdaalka ee Mareykanka)
Xogta farsamo ee ka caawinaysa soo galootiga inay la qabsadaan nolosha Mareykanka, ayna ku jiraan xogta ku aadan noqoshada muwaadin Mareykan ah. Ka hel tusmada oo ku baxaysa 13 luuqadood oo kale halkaan. - Ka Difaacida Bulshada Cusub ee Maine Tuugada Socdaalka (Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Gobalka Maine)
Warbixinnada
Door ka Qaado
- Iska Qor Si aad u Hesho Xogaha Cusub
- ContactLa xiriir
Ma qabtaa su’aalo ama fikir? Nala soo xiriir. - Media Inquiries: Su’aalaha Saxaafada: Jackie.E.Farwell@maine.gov
- Meeting ScheduleJadwalka Kulanka
Fadlan booqo kalaandarka GOPIF si aad u hesho kulannada soo socda, kulannada hore, agabka kulanka, iyo diiwaannada kulanka.